Baajinta Shirkii Garoowe oo khilaaf iyo muran horleh dhaliyay

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe lagu ballansanaa.

Madaxweyne Deni ayaa go’aankaas qaatay kadib markii madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu ka dalbaday in la baajiyo shirka oo looga arrinsan lahaa arrimaha doorashada iyo xaaladda guud ee dalka.

Baajinta Shirkaas ayaa muran ka dhex aloosay madaxda dowlad goboleedyada dalka.

Halkaan ka daawo warbixinta

PUNTLAND POST