Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo markale la soo saaray

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed ayaa mar kale soo saaray habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland.

Habraaca dambe ayaa lagu daray doorkii hubinta Ra’iisul Waasaare Rooble oo ka maqnaa habraacii hore ee maanta oo dood badan ka dhalatay.

Habraaca dambe ayaa lagu sheegay in Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed ay soo xulayaan musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare ee Somaliland, markaas kadibna ay u gudbinayaana Ra’iisul Wasaare Rooble.

PUNTLAND POST