Maraykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah Ethiopia iyo Eritrea

Mas’uuliyiinta Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay Cuna-qabatayn lagu beegsanayo madaxda sare ee dowladaha Itoobiya iyo Eritrea, Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga (TPLF) iyo saraakiisha dowlad-deegaanka Amxaarada kuwaas oo ku eedaysan xasuuq bani’aadamnimo.

Halkaan ka daawo warbixinta

PUNTLAND POST