Kooxda Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal miina baaris ah ka waday jidka u dhexeeya Sugurre iyo Ballikhadar ee Buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo dagaal xooggan oo ku dhexmaray labada dhinac.
Halkaan ka daawo warbixinta
PUNTLAND POST