Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah ka shiraya xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho.
Kulankan oo Albaabadu u xiran yihiin ayaa si gaar ah looga hadlayaa khilaafka u dhexeeya madaxwweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble kaas oo ka dhashay kiiska gabadhii la waayay ee Ikraan Tahliil.
Halkaan ka daawo warbixinta
PUNTLAND POST