Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa soo saaray Liiska musharixiinta ku tartamaya Sideed kursi oo Hirshabeelle ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

You must be logged in to post a comment.