
Kulan ku saabsan dardar gelinta doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo dooranayo dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar.
Kulanka ayaa waxaa guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamnaka Hirshabeelle Xabdi Xakiin Luqmaan Xaaj Muxumed, waxaana goob-joog ka ahaa ku xigeenkiisa 1aad Siraaji Sheekh Isxaaq.
Intii uu socday kulanka ayaa lagu gorfeeyay sidii looga tallaabsan lahaa caqabadah ka ka hor iman jara habsami u scodka doorashada Aqalka sare, waxaana ugu dambayn laysla gartay in doorashadu ay si caddaalad ah u qabtaan guddiyada loo igamaday taabba-gelinteeda.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.