Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista aafooyinka.
Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood ayaa loo magacaabay si ay gundhig ugu noqdaan ka wajaabista iyo u diyaar Garowga dhammaan musiibooyinka iyo Aafooyinka ka dhici kara dalka gaar ahaanna Jubbaland.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.