
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Wadada NECSOM oo isku xirta Jidka 30-ka iyo Laamiga weyn ee Garoowe ku xira magaalooyinka kale ee Puntland.
Wadadan cusub ee laamiga ah ayaa kharashka ku baxay waxaa dhammaantiis bixisay dowladda Puntland, waxayna ka mid aheyd 4 Waddo oo madaxweyne Deni dhaggax dhigay 7-June 2021.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.