
Suldaan Maxamed suldaan Cabdillaahi Koor oo ka soo jeeda Gobolka Sanaag, gaar ahaanna degmada Yubbe, ayaa mudda saddex cisho ah u xiran Laamaha Amniga Somaliland.
Laanta danbi-baarista Booliiska Somaliland ee C.I.D, ayaa saddex cisho ka hor xabsiga dhigtay suldaanka, sida laga soo xigtay xubno ka tirsan Qoyskiisa.
Laamaha Amniga Somaliland weli kama hadlin sababta loo xiray suldaanka, waxaana arrintaas walaac ka muujiyay Ehelada iyo Qoyska suldaanka.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.