
Ibraahim Faarax Gaas oo u sharraxnaa xubinta Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Garoowe ayaa si adag uga horyimid hannaanka madaxweyne Deni u maamulay doorashadii Aqalka sare ee maalmo ka hor ka dhacday magaalada Garoowe.
Halkaan ka daawo Muuqaalka oo dhammaystiran
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.