SHeikh Maxamed Xoosh: Xuska Agoosto waxa ka dhacay Munkar iyo Fisqi

Sheikh Maxamed Xoosh oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si adag uga hadlay xuskii maalmo ka hor loo sameeyay as’aaskii Puntland ee kowda Agoosto.

Wadaadka ayaa sheegay in xafladdii lagu xusay kowada Agoosto ay ahayd munkar iyo fisqi Ilaahay xarrimay oo u baahan in wax laga qabto sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka daawo hadalka Sheikha

PUNTLAND POST