
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika, Bangiga Aduunka iyo haya’adda IMF.
Wasiirka ayaa sheegay in Shirka diirada laguy saaray Arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka.
Wasiir Bayle ayaa xusay in Ka qeyb galka Shirkan uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya,isagoo ugu dambayn u mahadceliyey Dowladda Burundi oo shirkaan maanta marti galisay.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.