
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay dadka doonaya in ay maalin ku taajiraan markii xil loo magacaabo.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay xarig jarka xarunta cusub ee Bankiga Puntland ayaa sheegay in qof kasta oo xil loo magacaabo uu raadinayo in uu maalin gudaheed ku iibsado guri iyo gaari.
Siciid Deni ayaa tilmaamay in dad kala duwan oo uu xilal u magacaabay u yimaadeen oo kala hadleen gaari iyo guri in ay helaan taasina aysan suurta gal ahayn sida uu hadalka u dhigay.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.