
Ugaaska guud ee Beesha Geri-koombe, Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Beeshiisu gogol u dhiganayso madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaan.
Ugaaska ayaa sheegay in labada mas’uul ee Deni iyo Axmed Madoobe, ay Beesha Geri-koombe ku haystaan halkii kursi ee ay ku lahayd Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka daawo muuqaalka Ugaaska
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.