Ambassador Sureer Abshir Muuse oo ka timid dalka dibaddiisa ayaa maanta lagu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe.
Amb. Sureer waxa duleedka bari ee magaalada Garoowe ku soo dhoweeyay dadweyne kala duwan oo ku lebbisan calanka dowladda Puntland iyo kan Soomaaliya.
Sureer Abshir Muuse ayaa mar kale u sharraxan xubinnimada Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ay hore ugu tartantay sannadkii 2016.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.