
Waxaa ilaa hadda la shaaciyay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Somaliland Shan (5) gobol oo kala ah Sanaag, Togdheer, Saaxil, Awdal iyo Sool.
Waddani oo hoggaaminaya kuraasta shanta gobol ayaa helay 24 kursi, halka Kulmiye uu helay 22 kursi, sidoo kale Ucid ayaa ka helay 16 kursi, iyadoo Golaha Wakiillada Somaliland ay yihiin 82 xubnood.
Waxaa xusid mudan in 62 xubnood ee Golaha Wakiillada Somaliland ee la shaaciyay aysan ku jirin wax haweena.
Weli waxaa la sugayaa natiijada gobolka Maroodi-jeex oo leh 20 kursi, oo lagu wado in lagu dhawaaqo saacadaha soo socdo.
Sanaag
Waddani: 5
Kulmiye: 4
Ucid: 3
Tirada guud ee kuraasta Golaha Wakiillada Sanaag waa 12 xildhibaan.
Awdal
Kulmiye: 5
Waddani: 5
Ucid: 3
Tirada guud ee kuraasta Golaha Wakiillada Awdal waa 13 xildhibaan.
Togdheer
Waddani: 7
Kulmiye: 4
Ucid: 4
Tirada guud ee kuraasta Golaha Wakiillada Togdheer waa 15 xildhibaan.
Saaxil
Kulmiye: 4
Waddani: 3
Ucid: 3
Tirada guud ee kuraasta Golaha Wakiillada Saaxil waa 10 xildhibaan.
Sool
Kulmiye: 5
Waddani: 4
Ucid: 3
Tirada guud ee kuraasta Golaha Wakiillada Sool waa 12 xildhibaan.
Dhanka kale Hargeysa iyo Gabiley mooyee inta kale ayaa la shaaciyay natiijada golaha deegaanka Somaliland, waxaana loo kala helay sidan.
Burco
Waddani: 5
Kulmiye: 4
Ucid: 4
Berbera
Kulmiye: 6
Waddani: 4
Ucid: 3
Boorama
Waddani: 5
Kulmiye: 5
Ucid: 3
Baligubadle
Kulmiye: 4
Waddani: 3
Ucid: 2
Oodwayne
Waddani: 6
Kulmiye: 4
Ucid: 1
Buuhoodle
Waddani: 5
Kulmiye: 4
Ucid: 2
Sheekh
Waddani: 3
Kulmiye: 3
Ucid: 3
Baki
Waddani: 5
Kulmiye: 3
Ucid: 1
Laascaanood
Waddani: 5
Kulmiye: 5
Ucid: 3
Caynaba
Kulmiye: 4
Ucid: 3
Waddani: 2
Taleex
Kulmiye: 6
Waddani: 3
Ucid: 0
Xudun
Kulmiye: 7
Waddani: 2
Ucid: 0
Ceerigaabo
Waddani: 6
Kulmiye: 5
Ucid: 2
Ceel-afwayn
Kulmiye: 5
Ucid: 3
Waddani: 3
Gar-adag
Kulmiye : 4
Waddani: 3
Ucid: 2
Sallaxley
Kulmiye: 4
Ucid: 3
Waddani: 2
Saylac
Kulmiye: 4
Waddani: 4
Ucid: 3
Lughaya
Kulmiye: 5
Waddani: 2
Ucid: 2
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.