Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxaned Xuseen Rooble ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ku casumay shir ku saabsan dhammaystirak heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September.
Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimow, oo Galabta warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in shirkaas uu Ra’iisul wasaare Rooble u muddeeyay 20-ka bishan May 2021.
Halkaan ka daawo Muuqaalka
PUNTLAND POST