
Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii degmadda Xamarjajab Maxamed Cabdi Axmed (Xayle).
Guddoomiyaha ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah, xilli uu sii galayay sida la sheegay gurigiisa oo ku yaalay xaafadda Sarkuusta ee deegaanka Garasbaalley.
Mas’uulkan ayaa la sheegay in ay dileen koox bastoolado ku hubaysan oo watay mooto Bajaaj, kuwaas oo baxsaday.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.