
Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed, ayaa maanta oo Sabti ah shir uga furmay magaalada Muqdisho
Shirka oo ku saabsan xallinta muran Arrimaha doorashooyinka waxa ka qayb-galay madaxweynayaasha Puntland, Jubaland, Galmudug Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, shirka waxa lagu diyaarinaya ajandaha shirka guud ee Arrimaha doorashooyinka, kaas oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyad, si loo qabto doorashooyin heshiis lagu yahay.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.