
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta dib ugu so laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxweyne Qoorqoor waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka iyo qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la ka qeybgaya shirka doorashada Soomaaliya oo la faliyo in uu maalinta berri ah ka furmo xarunta Afisyooni ee Muqdisho.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.