
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa kulan gaar ah Muqdisho kula qaatay Safiirka Turkiga u Jooga Soomaaliya Mehmet Yilmaz.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeeya labada waddan.
Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter ku yiri “waxaan ku faraxsanahay inaan kulan la qaato wasiirka arrimaha gudaha soomaaliya, waxaan ka wadda hadalnay xariirka labo geesood ah iyo xoojinta iskaashiga labadda waddan.”
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.