Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Siciid Axmed Jaamac ayaa Qoraal uu soo saaray Gobolkaas kaga mamnuucay Hubka aan ahayn kan dowladda.
Guddoomiyuhu wuxu sidoo kale sheegay in Gobolka Sanaag laga mamnuucay dhammaan Gaadiidka aan wadan Taargada Puntland.
Sidoo kale wuxu sheegay in degmada Badhan ay 15 bishan ka bilaaban doonto qaadista Canshuurta dowladda hoose.
Guddoomiye Siciid wuxu ku hanjabay in qofkii bixin waaya canshuurta laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.