Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa mar kale maanta baaq ka soo saaray Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka uga socda magaalada Dhuusamareeb
Goloha ayaa shirka u rajeynayay guul iyo in ay ka soo baxdo natiijo gancisa inta shirka ka galeysa iyo kuwa ka maqan iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale Goluhu wuxuu ka digay in uusan aqbali doonin in dalka ay xukumaan shakhsiyaad iyo hay’ado muddo xileedkooda dastuuriga dhammaaday.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.