
Waxaa saakadii hore oo Arbaco ah magaalada Burco ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdi Ismaaciil Boos.
Cabdi Ismaacill Boos ayaa xalay isagoo aad u xanuunsan laga qaaday magaaalada Garowe, iyadoo xaalad caafimaad loogu waday Hargeysa.
Marxuum Cabdi Ismaaciil Boos wuxuu Wasiir Puntland ahaa 2014-2015, sidoo kale wuxuu soo noqday guddoomiyihii hore ee bangiga Puntland.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.