Beesha Siwaaqroon oo ka hortimid Xilka xayuubintii xildhibaan Muuse Jejebsay

Muuse Siciid Xasan Jejebsay

Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Siwaaqroon, ayaa si ka horyimid xilka xayuubintii lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid Xassan (Jejebsay), kaas oo kamid ahaa 8 mudane oo Baarlamanka Puntland xasaanadda ka qaaday.

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka xayuubinta lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid  Xassan, waxaana ay sheegeen in isagu weli Beesha ku matalo Baarlamanka Puntland.

Hoos ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST