
Dadweynaha waddanka Ghana ee Galbeedka Afrika, ayaa saaka oo Isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta, si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub.
11 musharax ayaa u taagan xilka madaxweynaha Ghana, kuwaas oo mid kasta olole xooggan ugu jiro Tartanka kursiga madaxweynaha dalkaas.
Tartanka doorashadaas waxa ugu cadcad madaxweynaha haatan xafiiska jooga Nana Akufo-Addo iyo madaxweynihii hore ee uu ka guuleystay sanadkii 2016 John Dramani Mahama.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.