Puntland oo u hambalyaysay Madaxda cusub ee loo doortay Maraykanka

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris.

Qoraal kooban oo Madaxweyne Deni soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayuu ku hambaleeyay Madaxda cusub ee loo doortay Maraykanka, waxaana uu Guushooda ku tilmaamay mid taariikh ah.

Hambalyo, Guushiina Taariikhiga ah; Madaxweynaha cusub ee Maraykanka loo doortay Joe Biden iyo Ku xigeenkiisa Kamala Harris “ ayuu yiri Deni.

PUNTLAND POST