Booliska wadanka Tanzania ayaa xabsiga dhigay hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka, kadib markii lagu eedeeyay in uu huriyay muran ka dhashay doorashadii dalkaasi ka dhacday.
Freeman Mbowe ayaa la laxiray ilaa iyo laba hogaamiye oo kale kuwaas oo iyagana ku eedaysan hurinta dibad baxyo rabshado wato sida ay sheegayaan Booliska.
Mucaaradka dalka Tanzania aayaa diiday in ay aqbalaan doorashadii todobaadkii hore ka dhacday dalkaasi taas oo sy ku sheegeen in ay ahahd mid lagu shubtay
PUNTLAND POST