Akhriso magacyada: Wasiirada cusub ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa goordhaweyd magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk, 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 17 wasiiru dowle.

Xubnaha la magacaabay waxaa ku jira wasiiro ka tirsanaa xukuumadii hore iyo siyaasiyiin kale oo cusub.

1- Mahdi Axmed Guuleed, Ra’iisul Wasaare ku xigeen.

2. Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Caddaaladda.

3- Cumar Cali Rooble, Wasiirka iyo Diinnta iyo Awqaafta.

4. Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta.

5. Mukhtaar Xuseen Afrax, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.

6. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Maaliyadda.

7. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Gaashaandhiga.

8. Xasan Xundubey Jimcaale, Wasiirka Amiga Gudaha

9. Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arimaha Dibadda.

10. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiirka Waxbarshada iyo Tacliinta Sare.

11. Maryan Aweys Jaamac, Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.

12. Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta.

13. Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Dastuurka

14. Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.

15. Khaliif Cabdi Cumar, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

16. Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.

17. Cismaan Abuukar Duble, Wasiirka Warfaafinta.

18. Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

19. Xaniifa Maxamed Ibraahim, Wasiirka Haweenka.

20. Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

21. Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta.

22. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen, Wasiirka Xanaanada Xoolaha

23. Fowsiyo Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

24. Xuseen Cabdi Nuur, Wasiirka Tamarta iyo Biyaha.

25. Duraan Axmed Faarax, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

26. Maxamed Aadan Macallin, Wasiirka Howlaha Guud, Guryeenta iyo Dib U Dhiska.

27. Xamse Siciid Xamse, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga.

PUNTLAND POST