Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan oo Kulan Qado Sharaf ah ku qabtay Magaalada Boosaaso

Guddoomiyaha Xisbiga HAYAAN ee Heer Federaal, ahna Musharrax u taagan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ,Cabdixabiib Yaasiin warsame, ayaa Maanta Magaalada Boosaaso Kulan Qado Sharaf ah kula yeeshay Qaar kamid ah Isimada Puntland, Siyaasiyiin, Waxgarad, Dhalinyaro iyo Haween.

Hoos ka daawo Warbixinta oo dhan

PUNTLAND POST