
Laascaanood (PP) — Seddex qof ayaa lagu dilay aagga Jidbaale ee gobolka Sool kaddib iska horimaad ka dhashay muran dhul daaqsimeed.
Sida warar aan la xaqiijinin tilmaamayaan seddexda qof waxaa dilay koox hubaysan oo ku doodaysaa in beesha seddexda nin u dhasheen aysan degi karin Jidbaale.
Waa xiisaddii labaad kaddib iskahorimaad hubaysan oo dhowaan ka dhacay Ari Caddeeye.
Puntland Post way soo gudbin doontaa faahfaahin dheeri ah ku saabsan dilalka Jidbaale ka dhacay dhowr saacadood ka hor.
© Puntland Post, 2020
You must be logged in to post a comment.