Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Ra’íisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in arrintaasi ahayd mid qorsheysneyd oo lagu burburinayay shirkii Dhuusamareeb, laguna raadinayo muddo kordhin.
Madaxweynaha Puntland ayaa hadalkan jeediyay kadib kulan deg deg ah oo Gaalkacyo kula qaatay Golaha Wasiirada iyo La-taliyeyaal.
Hoos ka daawo muuqaalka
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.