Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xil ka qaadis ku sameeyey qaar kamid ah golihiisa wasiirada, halka uu kuwa cusub magacaabay.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa xilalkii looga qaaday Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka.
Sidoo kale Maxdaweynaha Koonfur Galbeed ayaa ayaa magacaabay 8 xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.
Hoos ka akhriso wareegtada
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.