Guddoomiyihii gobolka Mudug Puntland oo qarax lagu dilay

Guddoomiyihii gobolka Mudug Puntland, Axmed Muuse Nuur ayaa lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa lala eegtay isagoo ka soo baxaya xarunta gobolka Mudug, sidoo kale waxaa ku dhintay askar ka tirsan ilaaladiisa.

Faahfaahfin dib kala soco