Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay afar katirsan Wasiiradiisa iyo hal Wasiir ku xigeen.
Digreetada magacaabista ee Madaxweyne Waare kasoo baxday waxaa loo cuksaday shaqo gudasho la’aan ay ku sifoobeen Wasiirada iyo wasiir ku xigeenka.
Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare waxaa xilalka afarta wasiir iyo ku xigeenka ku buuxiyay xubno kale oo u arko in ay buuxin karaan xilalkaas.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.