Jubbaland iyo xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho, ee la baxay Madasha xisbiyada Qaran, ayaa ka hadlay go’aanadii la sheegay in ay ka soo baxeen shirkii Puntland.
Qoraal ka soo baxay Madashada la baxday xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhaweeyey go’aanadaas, waxaana si gaara ah loo bogaadiyey qodobadii ka hadlayey dastuurka, doorashooyinka 2020/2021 iyo shirka saamileyda siyaasadda Soomaaliya.
Dhanka ka kale qoraal ka soo baxay Jubbaland ayaa si buuxda loogu taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga Puntland ee shalay ku soo xirmay magaalada Garowe.
Hoos ka akhriso labada qoraal ee Jubbland iyo madasha xisbiyada Muqdisho
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.