Madasha la magac baxday xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo.
Madaxda ayaa Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyaanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay, oo ay sheegeen in loo adeegsanayo xaalado siyaasadeed.
Sidoo kale, waxay ugu baaqeen bulshada degaanka in ay u istaagaan nabadeynta iyo in laga hor tago colaad sokeeye oo ka bilaabanta gobolka Gedo.
Hoos ka arkhriso war-murtiyeedka
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.