Xeerka Dhul Badeedka iyo Dekedaha Soomaaliya

Xaarkan waxaa bishii Sebteembar 10-keedii ee sanadkii 1972-kii saxiixay Guddoonshihii Golihii Sare ee Kacaanka Sarreeye Gaas Maxamed Siyaad Barre.

Hakan guji oo ka akhriso xeerka

Muxuu xeerkani ku biirin karaa doodda Soomaaliya ka dhanka ah xeer-jajabka Kiinya ku doonayso in loogu xalaaleeyo dhul badeed Soomaaliyeed?

© 2019 PUNTLAND POST