Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo hadal kooban ka jeediyay, Daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa munaasabaddaasi ka shaaciyay in dowladda Puntland ay diyaarado ugu gurman doonto Bulshada ku dhaqan degaannada fog-fog ee waddooyinkii Roobabka kaga xirmeen.
Hoos ka daawo muuqaalkiisa oo dhan
PUNTLAND POST