Wasaaradda Shaqada, Shaqqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashaynaysa hay’adda CARE International, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay kulan ku saabsan ka doodista hirgelinta Xeerka Sanduuqa horumarinta Dhalinyarada Puntland.
Hoos ka daawo muuqaalka oo dhammaystiran
PUNTLAND POST