dowladda federalka Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheeda caalamiga ah ayaa ku shiraya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho si ay uga wada hadlaan arrimaha amniga doorashada doorashada sannadka dambe.
Ciidamada Midowga Afrika ayaa lafilayaa inay dalka ka baxaan labada sano ee soo socota.
Laakiin caqabado waaweyn oo xagga amniga ah iyo maamul xumo ayaa wali ka taagan Soomaaliya xitaa weliba marka doorashaddu soo dhowaato.
Wixii faahfaahin kala socdo Puntland Post