Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi, oo ku magac dheeraa Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhameystay xukun maxkamadeed.
Dowladda federalku waxay beenisay in ninkani uu haatan ku lug leeyahay arrimo Argigixiso ama uu katirsan yahay kooxda Alshbaab.
Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Ciise Tarbuun oo ahaa madixii amniyaadka Alshabaab ee gobolka Banaadir uu ku sugan dalkeeda.
Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeeda.

You must be logged in to post a comment.