
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.
Dikreeto xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland oo tirsigeedu yahay Lr-68 ayaa lagu sheegay in Mulki Cabdisamad Xuseen loo magacaabay Wakiilka Puntland u jooga Dalka Maraykanka kadib markii la arkay baahida loo qabo xoojinta xiriirka u dhexeeya dowladda Puntland iyo Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.
Hoos ka akhriso dikreetada

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.