
Shir weyne ku saabsan Maalgashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa Galabta soo xirmay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban saddex bog oo faahfaahinaya arrimihii shirka looga hadlay.
War-murtiyeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka dihin ee ku duugan degaannada Puntland islamarkaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada.
Hoos ka eeg war-murtiyeedka oo muqaal iyo qoraal ah



PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.