Dowladda Soomaaliya oo ruqsaddii kala laabatay 5 shirkadood.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxaa ruqsadii lagala laabtay Shirkado ay dowladda horay qandaraasyo u siisay.

AKHRISO

PUNTLANDPOST