Puntland oo u diyaar garoobaysa martigelinta shirka maalgashiga.

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, qaban qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.

AKRHISO

PUNTLANDPOST