Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dowladda ee magaalada Garoowe.
Xarumaha uu booqday madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa waxaa kamid ah bangiga dhexe ee dowladda waxaana uu warbixino ka dhegeystey guddoomiyaha bangiga iyo howl wadeenada kale.
DAAWO
PUNTLANDPOST