Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa kormeer ku tegey deegaanka Galgala ee buuraleeyda gobolka Bari.
Masuuliyiinta ayaa u kuur xaaladda ay ku sugan yihiin dadka deegaanka oo ay ka dhegaysteen warbixino kala duwan iyagoona kula dardaarmay inay ammaanka ka shaqeeyaan.
DHEGAYSO
PUNTLANDPOST