Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland, Ansixinta Xeerka Tayeynta Caasimadda, Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Badhan iyo Warbixino kale.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.